Wararkii Ugu Dambeeyay qaraxii xooganaa ee ka dhacay magaalada Muqdisho (Sawirro)

Qarax xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa maanta ka dhacay agagaarka Xerada ciidamada cirka ee Afisiyooni  gaar ahaan meel ku dhaw wadada jayga ee aada garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho. Sida aan wararka ku helnay gaariga waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lagu weeraray gaari nuuca aan xabadaha karin … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay qaraxii xooganaa ee ka dhacay magaalada Muqdisho (Sawirro)